Hirdan: loollanka saynis, dhaqanka, iyo diinta - Paperback >
/ Hirdan: loollanka saynis, dhaqanka, iyo diinta - Paperback

Hirdan: loollanka saynis, dhaqanka, iyo diinta - Paperback

Regular price$13.50
/
(Tax included. Shipping calculated at checkout.)
✔ Authenticity Guaranteed — Verified Designer Goods
✔ 100% Money-Back Guarantee on Eligible Items
✔ Prices Displayed in Your Local Currency
✔ Final Price = No Surprise Import Fees
✔ Complimentary Insured Worldwide Shipping on Qualifying Orders
✔ Select Collector & Specialty Pieces May Require Secured Delivery Handling
Our authentication process ensures every item meets strict luxury verification standards. Learn more
Complimentary worldwide shipping on qualifying orders

by Maxammed Gaanni (Author)

Buuggaan 'Hirdan: loollanka sayniska, dhaqanka, iyo diinta' ugu ma tegi doonno aragtiyo iska soo horjeeda oo loo garsoorayo. Waxa ugu weyn ee uu buugguu inoo sawirayo waa bar biyo kamadhibcaan ah oo ah in aragtida galbeedka ee dunida sida yaabka leh maaddo ahaan ugu hormarisay aanay ahayn in loo daraaseeyo sidii wax ka maran curiyaha aadanaha, saamaynna aanay ka ga tegin wacyiwadareedka ka curtay xaaladihii nololeed ee ay yurub ku jirtay muddooyinkii uu soo bilowday dagaalkaan kulul ee keenay in ay yurub si walba ilaa maanta col u la tahay wax walba oo la xiriira diinta, rooxaaniyadda, qiyamka iyo caadooyinka. Waxa uu inoo guudmarayaa sida xaal ahaa, wixii xaqiiqo ahaa iyo wixii dhayal ahaa ee isku walaaqmay oo guudmar guud ah. Waxa uu ina ka codsanayaa in aan dhiirranno oo aan caddaysanno waxa aan rabno marka aan hubsanoo, weydiimo iyo sawirasho la xiriirta sida aan noqonayno haddii aan muslimiin sax ah noqonno, buuggaanna uusan u qorin si ay dunida asaga iyo dhiggii ay ugu islaamto. Waxa uu ka ambaqaadi doonaa Daarwin iyo Farooydh iyo saamayntii ay ku lahaayeen isbeddelladii dhan walba ay yurub ka samaynaysay. Aragtida horumarka iyo aragtida jinsiga.
Sida uu meelo badanba ku qeexay bare sare Muxammad waxa uu qabaa 'in aragtida horumarka iyo horukaca wax walba ee dunida ka jira ee halbeeggana looga dhigay noloshu ay tahay sababta ugu weyn ee ay diinta isu hardinayaan, marnana aan laga baxsan karin natiijadaas. Fikirka, caqiidada, qiyamka, mabaad'ida, iyo dhinacyada maaddi ee noloshu waa ay horumarayaan, xilli walbana horumarkaa ayaa wax walba la gu salaynayaa, taasina waxa ay keenaysaa in diinta loo sawirto wax weligeedba horumar ku jirtay, aakhirkiina ay noloshu gaartay heer aanay isla jaanqaadi karin.Waxay dadku u haystaan in ay diintu ku dhisan tahay: Ilaah negi, caqiido negi, cibaado negi, qiyam negi, fahanno negi, dhaqanno negi, iyo nolol negi' [M. Qudub; Horumarka iyo Negaanshaha;b.5, ka la horraysiin yar baan ku sameeyay]. Waxa uu caalimkeennu qabaa 'in aragtida islaamka ee nolosha iyo aadanaha ku aaddani ay tahay isudheellitir. Islaamku waa nidaamka si qotodheer oo muuqata isugu miisaamaya awoodaha kalageddisan ee aadanaha. Waxa uu isu dheellitirayaa ruuxda iyo jirka, hilowga sare iyo isjiidjiidka abuurta, isudhiibidda baahiyaha nolosha iyo iskala sarraynta u qaadaysa jihada sare. Sidaa oo kale waxa uu islaamku taagan yahay bartamaha fikirrada xagjirka ah ee aadanaha. Waxa uu bartanka u taagan yahay afjugidda ay khasbayaan nidaamyada ama caqiidooyinka qaar iyo durdurada xayawaannimo ee ay tilmaamayaan aragtiyaha qaar ka mid aqoonyahanka kasmanafeedda sida Farooydh. Waxa uu bartanka u taagan yahay nidaamka kelinnimada ee uu ku dhisan yahay caalamka hantigoosadka iyo nidaambulsheedka xagjirka ah ee uu ku dhisan yahay nidaamka shuuciyaddu. Waxa uu u dhexeeyaa maaddannimada xaabisada ah ee nolosha ku xaddidaysa waxa dareemayaasha ku hareeraysan iyo rooxaaniyadda xaabisada ah ee baylihinaysa caalamka maaddada.

Buuggaan waa bidhaamiye, waana sahan akhristihiisa ku hagi doona il cusub oo ay tahay in uu ka eego aqoonta casriga ah iyo sida uu u dib ugu dersayo iimaankiisa, sayniska iyo diintu saamaynta ay noloshiisa ku leeyihiinna uu isu gu dheellitiri lahaa. Ugu tegi mayno tax dheer oo uu ka ga warramayo afkaarihii is hardiyay oo dhan e, waxa uu inoo bidhaaminayaa bar bilowyo muhiim u ah fahanka loollanka dunida ka socda ee guri walba gaaray, caalamaynta dunidu ay dad badan gaarsiisay in ay indhadaraandarmaan, yaabaan oo ay sayniska xaq iyo wada xaqiiqo u arkaan, diintana kutirikuteen dunida laaqitaan ugu filan. Waxa uu inoo sawirayaa waxa ugu weyn ee loo bogay iyo waxa ugu weyn ee la la lumiyay. Waxa uu inoo iftiiminayaa sida dunida islaamku aanay u lahayn aragti nololeed oo ay maanta ku qaadan karaan ama ku diidi karaan aragtida reer yurub, habayaraatee aysan khasabna ahayn in horumarka loo maro wadiiqadii yurub ay martay, taa beddelkeedna ay tahay in aan dib ugu noqonno furaha horumarka aan haysanno.
Number of Pages: 236
Dimensions: 0.5 x 7.81 x 5.06 IN
Publication Date: December 23, 2023
  • In stock, ready to ship
  • Backordered, shipping soon
Shop with Confidence
  • ✔ Authenticity Guaranteed — Verified Designer Goods
  • ✔ Sourced from Authorized European/U.S. Luxury Distributors
  • ✔ Secure Checkout — SSL Encrypted Payments
  • ✔ Fast Global Delivery — 3–11 Business Days
  • ✔ Easy Returns on Eligible Items
  • ✔ 100% Money-Back Guarantee — Full Refund if Not Satisfied
Verified Trust Rating: 91/100
Amazon American Express Apple Pay Bancontact Diners Club Discover Google Pay Mastercard PayPal Shop Pay USDC Visa SSL Secure
Amazon Pay Logo Fast checkout with Amazon Pay. Use your Amazon account to skip entering shipping or card info.
Trusted by discerning buyers worldwide — secure, verified luxury sourcing

AUTHENTICITY GUARANTEED

Reserved for you — complete your purchase to secure this piece.

Authorized Designer Inventory Secure & Encrypted Checkout Tracked & Insured Delivery

OFFICIALLY AUTHORIZED RESELLER

Discover Officially Authorized Authentic Items at STORE7994.com - Certificates Available on Request!

Independently verified for store quality and customer safety.
Trust score: 91/100

All designer items offered by STORE 7994 are sourced from trusted luxury distributors and verified through independent authentication services.

Learn how STORE 7994 authenticates luxury items

Guaranteed Authentic — Includes Brand Documentation & Third-Party Verification Options.

Shipping information

  • Free Shipping* on all orders over $300 USD to most countries* Estimated delivery: 2-5 business days Mon-Sat to U.S., CA, EU etc.
  • Tracking available: DHL Express
  • Store 7994 Shipping policy
  • Global delivery in 3–9 business days (location dependent).
  • Free Worldwide Shipping $300+. International duties & VAT are calculated by destination country and may be collected upon delivery. UK orders are subject to 20% import VAT upon delivery.

Our innovation isn’t just in the brands we carry — it’s in the way we connect them. From our automation engine that keeps collections globally updated to our commitment to authenticity-first presentation, STORE 7994 exists where timeless design meets modern precision.

Every product we offer is:
Elevated · Intentional · Exclusive · Authentic

STORE 7994 is an authorized reseller of luxury fashion houses. Certificates and proof of authenticity are available to brand owners and partners upon request.

This site is protected by hCaptcha and the hCaptcha Privacy Policy and Terms of Service apply.

Returns & Refunds

We want you to shop with confidence at STORE 7994. If your purchase does not meet expectations, eligible items may be returned under the conditions below.

Return Eligibility
Items must be unused, unworn, and in original condition with all tags, packaging, and accessories included. Items showing any signs of wear or damage will not be accepted.

Return Window
Return requests must be made within 14 days of delivery.

Return Shipping
Customers are responsible for return shipping costs unless the item is defective, damaged, or incorrect.

Luxury Items
Items valued over $1,000 may be subject to a 7% restocking fee upon approved return.

Non-Returnable Items
For hygiene and product integrity reasons, the following items are final sale once opened or used:

• Underwear
• Fragrances
• Any worn or used items

Made-to-Order Items
Custom-designed products, including STORE 7994 hoodies, are made exclusively for each customer and are final sale. These items are not eligible for return or exchange unless defective or incorrect.

If you receive a defective or incorrect item, please contact us and we will make it right.

International Shipping & Duties
Many of our products ship directly from trusted international partners. Any applicable customs duties or import taxes are calculated at checkout and are non-refundable, even if the item is returned.

Returns & Associated Fees
All approved returns are subject to a $24 return processing fee. For international orders, duties, taxes, and return fees will be deducted from the original payment.

Shipping Policy
Complimentary shipping is offered on orders over $300. Orders below this threshold are subject to standard shipping rates at checkout.